Dhageyso Shariif Sakiin Oo Markale Walwal Ka Muujiyay Weerarada Shabaabul Mujaahidiin.

Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Konfur Galbeed Shariif Xasan isagoo ka hor hadlayay saraakiisha gaalada kusoo duushay Somalia ayaa markale waxa uu ku calaacalay iney abood u la,yihiin ka hortagidda weerarada ciidamada Shabaabul Mujaahdiin.

Shariif Sakiin ayaa si gaar ah u xusay iney dhib ku qabaan isticmaalka wadada isku xirta magaaalada Muqdisho iyo degmada Baydhabo,isagoona carabaabay iney ka baqayaan weerarada Mujaahidiinta ay ka fuliyaan wadadaasi.

Sidoo kale Murtad Shariif Sakiin waxa uu cadeeyay ineysan sii jir doonin maamul gobaleedyada dowlada Xabashida Itoobiya ka dhisatay Somalia hadii ay baxaan ciidamada Kufaarta AMISOM.

Gaba gabadii Shariif Sakiin waxa sheegay in maleeshiyaatka maamulkiisa dhiig bax xoogan uu ku socda islamarkaana maalin walbo askar laga dila tiro kalane laga dhaawaca.

Halkan Ka Dhageyso Hadalkii Uu Jeediyay Shariif Sakiin.

Calamada.com

334 total views, 1 views today