Sawiro Askar Kasoo Goosatay Dowlada Oo Ceelbuur Lagu Soo Bandhigay.

Wararkii ugu dambeeyay ee ka baxay Idaacadda Andalus waxa ka mid ahaa in saddex ka mid ah maleeshiyaadkii Axmaarada la joogi jiray Ceelbuur ay isku soo dhiibeen Mujaahidiinta iyagoo towbadkeenayaal ah.

Saddexdan oo hal mar kasoo wada goostay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay taariikhdii ay isla soo mareen Axmaarada Ceelbuur iyo dhibtii ay kala soo kulmeen, iyagoo ka sheekeeyay dagaaladii mujaahidiintu ay kusoo qaadi jireen xeryaha Axmaarada iyo khasaarihii gaaray.

Daawo sawiradooda:

 

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

639 total views, 7 views today