Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Si Kulul Uga Hadashay Arinta Qudus.

Iyadoo habeenkii xalay gaalka Axmaqa ah ee hogaamiya dowlada Saliibiyadda Mareykanka uu ku dhawaaqay inuu magaalada Qudus u aqoonsaday caasimada Yahuuda ayaa arintaasi waxaa si kulul uga hadlay Mujaahidiinta Caalamka.

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa soo saartay Bayaan kulul waxeyna Imaaradu xustay in tani banaanka ay soo dhigtay gumeysiga uu Mareykanku la doonayo guud ahaan dhulalka Muslimiinta Caalamka.

Mujaahidiinta Dhaalibaan ayaa ugu baaqay Muslimiinta Caalamka iney kacaan hubka qaataan oo ay difaacaan magaalada Qudus iyo guud ahaan dhulka Muslimiinta Falistiin.

Bayaanka kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa kusoo aadaya xilli sidoo kale Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ugu baaqday Muslimiinta Caalamka iney hubka qaataan oo ay xoog kusoo cishtaan dhulka Muslimiinta Falistiin ee gaaladu ay xooga ku qabsatay.

Halkan Ka Doono Bayaanka Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Calamada.com

277 total views, 1 views today