Mujaahidiinta Al-qaacidada Jaziiratul Carab Oo Ka Hadlay Arinta Magaalada Al-qudus.

Waxaa isa soo taraya Jawaab Celinada Mujaahidiinta Caalamka ay ka bixinayaan hadalkii kasoo yeeray dabaalka gaalka ah ee hogaamiya Saliibiyadda Mareykanka ee ahaa inuu magaalada Al-qudus u aqoonsaday Caasimada maamulka Yahuuda.

Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Dhulka Jaziiratul Carab ayaa Bayaan adag kasoo saaray aqoonsiga madaxweynaha dowlada Saliibiyadda Mareykanka ugu aqoonsaday magaalada Al-qudus iney tahay caasimada maamulka Yahuuda.

Bayaanka Mujaahidiinta Al-qaaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa lagu xusay iney Mujaahidiinta ka go,antahay difaaca Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa iyo u gurmashada Muslimiinta dhibaateysan ee Falistiin.

Sidoo kale Bayaankan ayaa loogu baaqay guud ahaan Muslimiinta Caalamka iney Naf iyo Maal ku difaacaan Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa iyo guud ahaan dhulka Muslimiinta Falistiin ee uu Beyciyay Mareykanka.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Dhulka Jaziiratul Carab.

Calamada.com

421 total views, 2 views today