Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Deegaanka Tuulo Barwaaqo.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 20-bisha Rabiicul Awal-Sanadka-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay ku tagtay deegaanka Tuulo Barwaaqo oo ah deegaan istiraatiiji ah oo ka tirsan gobalka Gedo,Andalus waxey qeybtaan xooga ku saartay sida uu deegaanka ugu baxay magaca Tuulo Barwaaqo.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

352 total views, 2 views today

Comments are closed.