Sawiro Isu Soo Baxyo Lagu Difaacayo Magaalada Qudus Oo Ka Dhacay Gobalada Afghanistan.

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in kadib dukashadii Salaada Jimacaha guud ahaan gobalada dalkaasi ay ka bilowdeen Isu soo baxyo lagu difaacayo Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa iyo guud ahaan dhulka Muslimiinta Falistiin.

Isu soo baxyadan waxey ka wada dhaceen gobalada dalka Afghanistan sida Kaabul,Qandahaar,Qunduuz,Baglan,Hirat,Takhar,Nimruz,Farah,Balkh,Nangahar,Farah iyo gobalo kale oo ka tirsan dalkaasi.

Kumanaanka ruux ee isugu soo baxay fagaarayaasha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku difaacayaan Masjidka Al-aqsaa iyo guud ahaan dhulka Mulimiinta Falistiin,sidoo kale waxey ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan ah madaxyada Mareykanka iyo maamulka Yahuuda.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Isku Soo Baxyada Afghanistan.

Calamada.com

550 total views, 1 views today

Comments are closed.