Dhageyso Su’aalo Iyo Jawaabo Diini Ah Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Qeybta 2-aad.

Maanta waa Jimco Taariikhdu waxey ku beegantahay Afarta Bisha Rabiicul Thaanii Sanadka Kun Afar Boqol Soddon Iyo Sagaal Hijri waxa uu Webseydka Calamada idiin soo gudbinayaa Su,aalo Iyo Jawaabo Diini ah.

Su’aalahan Diiniga ah waxaa la weydiiyay oo ka jawaabayo  Allaah ha u Naxariisto Sheykhul Callaamah Al-muxadith Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tobankii Bishii Shawaal ee sanadkii(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Su’aalaha Iyo Jawaabaha Diiniga Qeybta 2-aad.

Calamada.com

634 total views, 4 views today

Comments are closed.