Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Andalus Iyo Macaahida Qabaa’ilada Soomaaliyeed.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Barnaamij Xiisa Badan oo gaar ah kaasi oo ay Idaacada kusoo gudbisay Macaahidda Qabaa’ilada Soomaaliyeed ay ka furteen Wilaayaatka Islaamiga.

Barnaamijkan waxey Idaacada xooga ku saartay Faa’idooyinka Ballaaran ee laga helay Macaahidda dhowrka ah ee Beelaha Soomaaliyeed ay  furteen iyo sida ay Qabaa’ilada ugu tartamayaan Barashada Diinta Islaamka.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Gaarka Ah.

Calamada.com

545 total views, 4 views today

Comments are closed.