Sawiro Zakada Xoolaha Nool Oo Laga Qeybiyay Gobalada Baay Iyo Bakool.

Degmooyinka iyo deegaanada gacanta ay ku hayaan Shabaabul Mujaahidiin ee ka tirsan Gobalada Baay iyo Bakool waxey Mujaahidiinta ka qeybiyeen Zakada Xoolaha Nool.

Xoolahan oo isugu jira Ari iyo Geel waxaa ka faa’ideystay Dad fara badan oo isugu jira Fuqaro iyo Masaakiin kuwaasi oo si weyn ugu farxay Xoolaha Zakada ah ee la siiyay.

Wilaayaatka Islaamiga sida Jubbooyinka,Sh/hoose,Hiiraan,Gedo,Galgaduud iyo Mudug ayaa laga wada qeybiyay Zakada Xoolaha Nool kuwaasi oo Mujaahidiinta ay u qeybiyeen dadkii loogu tala galay sida Fuqarada iyo Masaakiinta.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Zakada Xoolaha Nool Ee Baay Iyo Bakool Laga Qeybiyay.

479 total views, 2 views today

Comments are closed.