Sawiro Dufcadii Labaad Oo Ka Qalin-jibisay Machadka Qurdubah.

Munaasabad Ballaaran ayaa ka dhacday xarunta dhexe ee Machadka Qurdubah oo ku taala degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud taasi oo ay kasoo qeyb galeen maamulka,macalimiinta,ardayda machadka iyo marti sharaf kale.

Munaasabadaan ayaa lagu sagootinayay Dufacadii Labaad oo ka qalinjibisay Machadka Qurdubah oo ah machad ay aas-aaseen dhalinyaro isu tagtay oo u istaagtay badbaadinta Dalka iyo mustaqbalka Dhalinta soo koreysa.

Munaasabada waxaa kalimo ka jeediyay maamulka Machadka,Waalidiinta ardayda,sidoo kale Ardaydii ka qalinjibisay machadka ayaa goobta kusoo bandhigay Cilmigii ay barteen waxaana arintaasi si aad ah ugu farxay Waalidiinta iyo guud ahaan Marti sharaftii ku sugneed goobta Xaflada.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Xaflada Qalin Jibinta Machadka Qurdubah.

KODAK Digital Still Camera
KODAK Digital Still Camera
KODAK Digital Still Camera

Calamada.com

882 total views, 4 views today

Comments are closed.