NFOGRAPHIC: Askarta Dowlada Ee Isdhiibeysa Oo Korortay + Sababaha Goosashada.

Tirada askarta ka goosaneysa DF-ka ayaa korortay muddooyinkii u danbeeyay, waxaana arrinkaasi loo aaneynaa sababo fara badan.

Askarta goosata ayaa isku dhiiba Xarakada Al-Shabaab waxeyna la kulmaan mucaamil wanaagsan, sidoo kale waxey la soo goostaan hub, mararka qaarkoodna waxey la soo baxsadaan gaadiidka dagaalka.
Haddaba, Sawirkan Infographic-ga ah, ka daallaco xogta oo dhameystiran.

Xigasho Somalimemo.net

Calamada.com

637 total views, 4 views today

Comments are closed.