Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Deegaanka Baladul-kariim.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay Kow Iyo Tobanka-bisha Rabiicu Thaanii-Sanadka-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay kuna soo gudbisay booqasho ay ku tagtay deegaanka Baladul-kariim oo ah deegaan hoostaga degmada Jilib ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

411 total views, 3 views today

Comments are closed.