Sawiro+Cod Andalus Oo Kormeertay Beeraha Ku Hareereysan Magaalada Jilib.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey Booqasho ku tagtay Beeraha Magaalada Jilib Iyo Deegaanada hoostaga magaaladaasi oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.

Andalus ayaa la kulantay Beeraleyda magaalada iyo deegaanada hoostaga kuwaasi oo Idaacada uga warbixiyay Barwaaqada ka jirta deegaanadooda iyo dalagyada kala duwan ee ay beertaan.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Andalus Ay Ku Booqatay Beerahaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Beeraha Jilib Ku Hareereysan.

Calamada.com

765 total views, 2 views today

Comments are closed.