Qarax Gaari Gaashaaman Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Qaraxan xoogan ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Afrikaanta oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha  ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka dhismaha Wazaaradii hore Gaashaandhiga,dhawaaqa qaraxa waxaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid xaafadaha magaalada Muqdisho iyo duleedka magaalada.

Qaraxa ayaa haleelay gaari gaashaaman oo ay lasocdeen saraakiil iyo askar fara badan oo ka tirsan kuwa Kufaarta Afrikaanta.

Gabi ahaan waxaa burburay gaariga uu qaraxa haleelay waxaana baqti iyo dhaawac ku noqday guud ahaan saraakiishii iyo askartii shisheeyaha ee la socday gaarigaasi.

Mas’uuliyadda qaraxan ka dhacay agagaaarka Wazaaradda Gaashaandhiga ee lala beegsaday kolanyada Kufaarta Shisheeyaha ah waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

261 total views, 2 views today

Comments are closed.