Dhageyso Korneel Lagu Dilay Muqdisho Iyo Shabaabul Mujaahiidin Oo Sheegtay.

Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah degmada Waabari ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ridada,iyadoona faahfaahin laga helayo dilka sarkaalkaasi.

Sarkaalkan oo darajadiisu aheed Korneel waxa uu ka tirsanaay saraakiisha Booliska,sarkaalkan waxaa lagu magacaabi jirey Muxamed Xasan,iyadoona ragga hubeysan ay ka toogteen qeybaha sar jirka iyo Caloosha.

Mas’uuliyadda dilka sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxa uu dilkiisa kusoo aadayaa xilli sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaal toos ah ay ku qaadeen fariisin maleeshiyaatka Nabadsugida dowlada Ridada ay ka sameysteen xaafada Black-sea ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Dhageyso Xogta Dilka Korneelka.

Calamada.com

247 total views, 1 views today

Comments are closed.