Sawiro Zakada Xoolaha Nool Oo Laga Qeybiyay Deegaanka Shaaw Ee Duleedka Degmada Jalalaqsi.

Boqolaal qoys oo ku nool deegaanka Shaaw duleedka degmada Jalalaqsi ee wilaayada Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa loo qeybiyay xoolaha Zakawaatka.
Maktabka Zakada Wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa xoolo isugu jiray Ari iyo geel u qeybiyay Fuqarada iyo masaakiinta, qaar kamid ah dadka xoolaha loo qeybiyay oo warbaahinta lahadlay ayaa maamulka islaamiga deegaanka Shaaw uga mahad celiyay sida wanaagsan ee uu wax ugu qeybiyay

Halkan Ka Hoose Ka Daawo Sawirada Zakada Laga Qeybiyay Deegaanka Shaw Ee Gobalka Hiiraan.

319 total views, 6 views today

Comments are closed.