Jawaasiis Lagu Dilay Gobalka Shabeelada Hoose.

Maxkamada Wilaayada Islaamiga Shabeelada hoose ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa fulisay xad ka mid ah Xuduuda Allaah kaasi oo ka dhacay fagaara weyn oo ku yaala degmada Kurtunwaarey ee gobalkaasi.

Xukunkan oo ah Xaddu Riddah oo dil toogasho ah waxaa lagu fuliyay Shan ruux oo Rag ah kuwaasi oo Jawaasiis u ahaa dowlada Ridada iyo Kufaarta Xabashida Itoobiya,Goobta Fagaaraha ee Xadka uu ka dhacay waxaa soo xaadiray Bulshada ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoostaga.

Goordhow Filo Magacyada Jawaasiista Iyo Kalmadihii Fagaaraha Laga Jeediyay.

Calamada.com

248 total views, 2 views today

Comments are closed.