Dhageyso Abwaan Taakow Oo Tiriyay Gabay Cusub Oo La Magac Baxay Puntland.

Abwaan Taakow Mucalim Ciise oo ah Abwaan Somaliyeed caana ku ah difaacidda Diinta Islaamka ayaa tiriryay gabay cusub oo xiiso leh.

Gabayan ayuu Abwaanka ugu magacdaray Puntland waxaana uu sigaar ah ula hadlayaa shacabka ku dhaqan dhulka uu ka arimiyo maamulka gaala raaca Puntland,isagoona si gaar ah shacabka ku dhulkaasi ugu baaqay iney iska dul qaadaan maamulka Puntland oo ah maamul u adeega dowlada Xabashida Itoobiya.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga Puntland Iyo Abwaan Taakow.

Calamada.com

566 total views, 2 views today

Comments are closed.