Dhageyso+Akhriso Magacyada Jawaasiista Lagu Dilay Shabeelada Hoose.

Fagaara weyn oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga Shabeelada hoose waxaa lagu dilay Shan ruux oo Jawaasiis u ahaa sirdoonada dowlada Xabashida Itoobiya,Dowlada Saliibiyadda Kenya iyo maamulka Ridada Farmaajo.

Qaadiga Maxkamada Islaamiga ayaa goobta fagaaraha ka aqriyay Xukunka Xadu Ridaha ah ee  lagu xukumay Shanta Ruux Ragga ah ah ee Jawaasiista ah kuwaasi oo goobta fagaaraha lagu toogtay.

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Shanta Jawaasiista Ah.

 

1-Cabdi Qaadir Cumar Xasan Oo Da’diisu tahay 23 Jir Lana Shaqeynayay Maamulka dowlada Ridada ugu magacaaban degmada Qoryooley.

2-Cabdi Qaadir Shukri Xasan Oo Da’diisu Tahay 30 Jir Lana shaqeynayay Sirdoonka Dowlada Ridada.

3-Muxamed Abshir Cali Oo Da’diisu Tahay 35 Jir Lana shaqeynayay Taliska Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya Ee Duulaanka Ku Jooga Qeybo Ka Mid Ah Gobalada Baay iyo Bakool.

4-Cali Axmed Sheekh Cali Oo Da’diisu Tahay 30 Jir Lana Shaqeynayay BS-ta Sirdoonka Dowlada Ridada Ee Muqdisho.

5-Cali Yuusuf Axmed Oo Loo  Yaqaano Jacfar Dheere Oo Da’diisu Tahay 36 Jir Lana shaqeynayay Dowlada Saliibiyadda Kenya.

Halkan Ka Dhageyso Qaadiga Oo Xukunka Akhrinayo.

Calamada.com

652 total views, 2 views today

Comments are closed.