Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Waxbarashada Degmada Buulo Fulaay.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 18-bisha Rabiicu Thaanii-Sanadka-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey Idaacada Andalus kusoo gudbisay Heerka Waxbarashada degmada Buulo Fulaay Ee Wilaayada Islaamiga Baay Iyo Bakool waxeyna Andalus Booqatay qaar ka mid ah goobaha Waxbarashada ee degmadaasi.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

339 total views, 1 views today