Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyada Muqdisho.

Madaafiic ayaa lagu garaacay xarunta madaxtooyada dowlada Ridada Farmaajo,iyadoona Jugta madaafiicda si aad ah looga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan Saddex Madfac ayaa gudaha u galay xarunta madaxtooyada waxeyna warar hoose oo laga helayo gudaha Villa Somalia waxey sheegayaan iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo Kufaarta iyo Murtadiinta kasoo gaartay madaafiicda ku dhacday gudaha xaruntaasi.

Mas’uuliyadda Madaafiicdan lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Villa Somalia waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,dhowr jeer ayey sidaan oo kale Shabaabul Mujaahidiin madaafiic ugu garaaceen xarunta madaxtooyada.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

77 total views, 1 views today