Askari Ka Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha.

Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee Magaaladan Muqdisho ku dileen askari ka tirsan dowlada Ridada uu Madaxweynaha ka yahay Farmaajo.

Ragga hubeysan waxey askarigan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in askariga isla goobta ku geeriyooda waxeyna ragga hubeysan ee dilkan geystay horay usii qaateen qorigii uu ku hubeysnaay Murtadka ay dileen.

Dilkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxa uu dilkan imaanaya xilli sidoo kale Guutada Madaafiicda ee Shabaabul Mujaahidiin ay tiro madaafiic ah ku garaaceen xarunta Madaxtooyada Dowlada Ridada ee Villa Somalia waxeyna madaafiicdaasi oo gudaha u galay xarunta Madaxtooyada sababeen khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay dowlada iyo Kufaarta ku wada sugan gudaha Madaxtooyada.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

123 total views, 1 views today