Faahfaahin Laga Helayo Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Villa Somalia.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay Tiro madaafiic ah oo lagu garaacay xarunta ugu weyn dowlada Ridada ee Villa Somalia kuwaasi oo ku dhacay gudaha xarunta madaxtooyada.

Madaafiicdan ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaartay xubnihii dowlada Ridada ee ku sugnaay gudaha Madaxtooyada xilligii duqeynta xarunta Villa Somalia.

Inta la xaqiijiyay madaafiicdaasi ku dhacday gudaha xarunta madaxtooyada waxaa ku Baqtiyay Lix askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada ee Ilaalada gaarka ah ka ah xarunta madaxtooyada waxaana ku dhaawacmay Afar askari oo isla maleeshiyaatkaasi ah.

Dhowr jeer ayeey sidaan oo kale Shabaabul Mujaahidiin tiro madaafiic ah ugu garaaceen xarunta madaxtooyada taasi oo sidoo kale sababtay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay dowlada Ridada iyo kuwa Shisheeyaha.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

180 total views, 1 views today