Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Waxqabadka Haweenka Degmada Buq-aqable.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 25-bisha Rabiicu Thaanii-Sanadka-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey Barnaamijka Booqashada Idaacada Andalus kusoo gudbisay Kaalinta ay dagaalka Jihaadka kaga jiraan Haweenka Muslimaatka ee ku dhaqan degmada Buq-aqable ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com.

273 total views, 2 views today