Dhageyso Darsiga 56-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم. Dhamaad.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Kitaab Muhiim ah oo ka hadlayo Sida ay aheed Salaada Nabigeena Muxamed Salallaahu Caleyhi Wa Salam Laga Bilaabo Tarkiibrta ilaa Tasliimta.

Kitaabkan aadka u qiimaha badan waxaa soo jeedinayo Allaah Ha dhowra Sheekha Caalimka ah Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan.

Darsigaan oo ah darsiga 56-aad waa darsigii ugu dambeeyay ee Kitaabka Sifada Salaadii Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم Allaah ayaa ku mahadsan oo inoo suurta galiyay soo gudbinta Kitaabkan aadka u qiimaha badan.

Allaah SW waxaan weydiisaneynaa inuu ka ajar siiyo Sheykhul Callaamah Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan oo ah Sheekha aqriyay Kitaabkaan Muhiimka ah ee aadka u qiimaha badan.

Akhrisyataasha iyo Dhagestayaasha Webseydka Calamada waxaan u ballan qaadeynaa in maalmaha soo socda aan bilaabi doono Kitaabka kale oo aad u qiimo badan Inshaa Allaah.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 56-aad.

Dhamaad.

Calamaa.com

 

128 total views, 5 views today