Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Burjukada Magaalada Ceelbuur.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 02-bisha Jamaadul Awal-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey Barnaamijka Booqashada Idaacada Andalus kusoo gudbisay kuna booqatay halka lagu sameeyo Burjukada ee magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgaduud.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

325 total views, 3 views today

Comments are closed.