Daawo Sheekh Khaalid Baadharfi Oo Kalimad Kulul Jeediyay Kana Hadlay Arinta Al-qudus.

Mu’asasada Al-Malaaxim, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziirada carabta ayaa baahisay kalimad muuqaal oo cinwaankeedu yahay “Waajibkeena ku Aadan Qudus” taas oo uu jeedinayo Asheykh Khaalid Baadharfi oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Mujaahidiinta.

Sheekh Khaalid Baadharafi ayaa kalimaddan kaga hadlaya go’aankii dhawaan Madaxweynaha dowlada Saliibiyadda Mareykanka gaalka doqonka ah ee Donald Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda, iyo Shirqooladii isdabajoog ah ee lagu dhiibay Qudus, ilaa heerkan ay arintu soo gaarto.

Wuxuu sidoo kale tilmaamayaa xalka kaliya ee lagu xureyn karo Qudus iyo masjidul Aqsaa ay tahay Al-jihaadu Fii Sabiililaah, Isagoo sidoo kalena fariimo dhowr ah u diraya dadka Muslimiinta, Mujaahidiinta, dhalinyarada ku nool wadamada reergalbeedka iyo xitaa Muslimiinta ku nool gudaha dhulka la heysto.

Halkan Ka Daawo Kalimadda Sheekh Khaalid Baadharfi.

Halkan Ka Doono Linkiyo Dhowr Ah Oo Kalimada Ah.

Calamada.com

1,158 total views, 1 views today

Comments are closed.