Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Kaluumeysiga Xeebta Xarardheere.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 09-bisha Jamaadul Awal-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey Barnaamijka Booqashada Idaacada Andalus kusoo gudbisay kuna booqatay Xeebta Magaalada Xarardheere ee Wilaayada Islaamiga Mudug waxeyna Andalus si gaar ah ugu kuura gashay howlaha Kaluumeysiga Xeebta magaalada Xarardheere.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

365 total views, 1 views today

Comments are closed.