Waa Sidee Xaaladda Bulshada Shareecada Islaamka Lagu Maamulo Ee Baay Ku Dhaqan? (Sawiro Dhegeysi) Qaybta saddaxaad.

Intiinii horay noola socatay waxaad dhegesyateen qaybaha koowaad iyo labaad ee barnaamijyo tixane ah oo gobalka baay ku saabsan ciwaankooduna yahay waa sidee xaaladda bulshada shareecada islaamka lagu maamulo ee baay ku dhaqan?

Iminka waxaan idiin soo gudbineynaa insha allaah qaybta saxaad oo ku saabsan buulo fullaay oo ah magaalo soo koreysa.

Halkaan ka dhegeyso barnaamijka buulo fullaay

528 total views, 1 views today

Comments are closed.