Dhageyso Nabadoon Casir Oo Ka Hadlay Calaacalka Taliye Subagle.

Nabadoon Cabdi Kariim Muuse Casir oo ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal kasoo baxay taliyaha ciidamada Kufaarta Afrikaanta Murtadka lagu magacaabo Subagle kaasi oo ahaa iney ku fashilmeen ka adkaanshaha Shabaabul Mujaahidiin.

Nabadoonka ayaa xusay in guul ay ugu wanaagsantahay midii uu Cadowgaaga kuu qiro tane ay tahay mid ciidamada shisheeye ay ku qirteen iney ku fashilmeen duulaanka ay kusoo qaadeen dalka Somalia.

Nabadoonka ayaa bogaadiyay weeraradada joogtada ah ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin la beegsadaan shisheeyaha soo duulay iyo maleeshiyaatka kabo qaadka u ah shisheeyaha.

Dhanka kale Nabadoon Cabdi Kariim Muuse Casir ayaa soo hadal qaaday dhibaatada ciidamada Kufaarta iyo Murtadiinta ay ku hayaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Dhageyso Nabadoon Casir.

Calamada.com.

254 total views, 1 views today

Comments are closed.