Sawiro+Video Dufcad Cusub Oo Ka Qalin Jabisay Mucaskarka Abuu Bakar Al-sidiiq.

Mucaskarka Abuu Bakar Al-sidiiq waa Mid ka mid ah Mucaskaraatka ugu waaweyn ee Imaarada Islaamiga Afghanistan kaasi oo Sanad walbo ay kasoo baxaan Dufcad cusub oo soo buuxineysa Safka ciidamada Mujaahidiinta.

Warbaahinta Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa baahisay Muqaal iyo Sawiro cusub oo lagu soo bandhigayo Dufcad cusub oo soo dhameysatay Mucaskarka Abuu Bakar Al-sidiiq,iyadoona Ciidanka kasoo baxay Mucaskarkaasi ay soo bandhigeen Dhoola tus aad u qiimo badan.

Sidoo kale Mu’asasada Al-imaarah ayaa soo saartay Filim cusub oo soconayo muddo Labaatan Daqiiqo ah kaasi oo lagu soo bandhigayo Dhoolatuska ciidamada iyo xafladii qalin jabinta ee loo qabtay ciidankii soo dhameystay Mucaskarkaasi.

Dufcadan Cusub ee ka qalin jabisay Mucaskarka Abuu Bakar Al-sidiiq ayaa ah ciidamo si gaar ah loo tababaray looguna tala galay iney fuliyaan howlgalada gaarka ah.

Halkan Ka Daawo Filimka Mu’asasada Al-imaarah.

Halkan Ka Degso Filimka Mu’asasada Al-emarah.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Dhoola Tuska.

Calamada.com

2,260 total views, 7 views today

Comments are closed.