Sawirro+Codad: Xaflad Lagusoo Xirayay Dowro loo Qabtay Ducaadda Da’da Yar.

Xafllad ballaaran ayaa ka dhacday deegaan katirsan gobolka Sh/hoose taas oo lagu soo xirayay machad aqoontooda kor loogu qaadayay ducaad da’yar oo laga soo xulay degaannada iyo degmooyinka wilaayada Sh/hoose.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin, culimo, indheer garad, suugaan yahanno iyo marti sharaf kale, waxaana barnaamijka  diiradda idaacada Alfurqaan lagusoo gudbiyay  dhammaan kalimadihii iyo gabayadii laga jeediyay xaflladda.

Halkan ka degso Barnaamijka MP3









Xigasho: Radio Alfurqaan

532 total views, 5 views today