Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Deegaanka Bargaan Ee Gobalka Galgaduud.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 16-bisha Jamaadul Awal-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey Barnaamijka Booqashada Idaacada Andalus kusoo gudbisay kuna booqatay deegaanka Bargaan oo ah deegaan ka tirsan Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud,waxeyna Andalus Barnaamijkan Diiradda ku saartay Taariikhda guud ee deegaanka iyo hormarada ballaaran ee xilligaan ay ku tilaabsadeen bulshada ku dhaqan deegaankaasi.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

393 total views, 1 views today

Comments are closed.