Sawirro+warbixin: Odayaasha dhaqanka Jubbooyinka oo ku tartamay Toogta Qoriga AK47

Tartankan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa dhex maray odayaasha dhaqanka ee beelaha daga Jubbooyinka, waxana fagaaraha tartanka ee Macallin Aadan soo xaadiray dadwayne aad u badan oo daawanayay sida uu u socdo tartanku.

Odayaasha oo aad ugu faraxsanaa tartanka ayaa aragtidooda uga warramay idaacadda Andalus, waxana ay ballan qaadeen in ay furumaha dagaalka tagi doonaan.

Halkan ka dhageyso Warbixinta Tartanka laga diyaariyay.

Halkan ka daawo Sawirrada


1,311 total views, 8 views today