Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka 26-05-1439 Hijri.

Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee ka baxa idaacadda Andalus, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00  fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.

Halkan  Ka  Dhageyso Barnaamijka  Faafreebka Wararka.

calamada.com