Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Gudaha U Galay Degmada Qoryooley.

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelada hoose waxey sheegayaan in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar qorsheysan ku qaadeen degmadaasi.

Dagaal muddo kooban socday ayaa gudaha degmada Qoryooley ku dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta,iyadoona ugu dambeyntii maleeshiyaatka dowlada ay isaga carareen degmadaasi.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada waxeyna bulshada ku dhaqan degmadaasi warbaahinta u xaqiijiyeen in ciidamada Mujaahidiinta ay ku Roondeynayaan wadooyinka degmadaasi.

Halkan Ka Dhageyso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Qoryooley.

Calamada.com

548 total views, 3 views today