Daawo: Al-Kataaib Oo Filim Cusub Kasoo Saartay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Mu’assasada Al-kataaib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahisay filim cusub oo lagu soo bandhigayo weerar lagu qaaday fariisin ay maleeshiyaadka kooxda Ridada kaga sugnaayeen duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Isdaarka waxaa lagu soo bandhigayaa ciidanka Mujaahidiinta Al-shabaab oo dharaar cad weerar ku qaadaya Bar Kaantarol oo ku taal duleedka magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale Isdaarka lagu daawan karaa Mujaahidiinta oo baacsanaya firxadka murtadiinta ee ku sugnaa bartaasi laga ilaaliyo xarumaha cadowga iyo maydadka maleeshiyaadka oo daadsan gidaarrada waddooyinka.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Calamada.com

1 Comment
  1. Anonymous says

    Mashalaah

Comments are closed.