Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Al Shabaab oo Sarkaal sare ku dishay Gudaha Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Al Shabaab oo Sarkaal sare ku dishay Gudaha Magaalada Muqdisho.

calamada December 31, 2018 1 min read
63

Xoogag aad u utababaran oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa saaka sarkaal sare oo katirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ku dilay bartamaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa sheegay in rag hubeysan ay degmada Waaberi ku dilen Gaashaanlle dhexe Cabdi Maxamed Culusow (Cabdi Madoobe) oo kamid ahaa saraakiisha sarsare ee taliska ciidanka Melleteriga Dowladda Federaalka.

“Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal qorshaysan ku dilay Gaashaanlle katirsan Kooxda ridada ah xili uu ku sugnaa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho” ayaa lagu yiri war kooban oo Al Shabaab kasoo baxay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in xoogagii dilka geystay ay horay usii qaateen bastoolad uu watay sarkaalka ladilay, ciidamadii ilaalada u ahaa Gaashaanlle Cabdi Madoobe ayay usuurtageli waysay in ay difaacaan sarkaalka.

Xarakada Al Shabaab ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan ka fulinaysay degmooyinka ku teedsan wadada Makka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho oo ah meelaha ay ku xooggantahay dowladda.

 635 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Wareysiga Mujaahidkii Fuliyay Weerarkii Lala Beegsaday Kontaroolka Laga Ilaaliyo Villa Somalia.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo-24-04-1440 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.