Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Al Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Weeraro ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Al Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Weeraro ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

calamada July 14, 2019 1 min read
73

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen weeraro lagu beegsaday xubno katirsan Kooxaha isugu yeera Ahlusunna ee xiriirka laleh dowladda Xabashida Itoobiya.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas’uuliyadda laba weerar oo ka dhacay bartamaha magaalada “Mujaahidiinta ayaa howlgallo khasaara lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Mushrikiinta ka fuliyay magaalada Dhuusamareeb ee wilaayada Galguduud” ayaa lagu yiri war kooban oo Al Shabaab kasoo baxay.

Goob joogayaal ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in maanta barqadii laba qarax oo is xigxigay ay ka dhaceen gudaha magaalada, qaraxa koowaad ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Xerada Inji oo uu ka socdo diiwaangelinta Maleeshiyaadka Kooxaha mushrikiinta kuwaas oo lagu biirinayo ciidamada dowladda Federaalka.

Daqiiqado kadib markii uu qaraxa koowaad dhacay ayaa qarax labaad laga maqlay magaalada waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay, qaraxyadan ayaa kusoo beegmaya xilli uu Dhuusamareeb ku suganyahay Xasan Cali Kheyre oo ah R/wasaaraha dowladda Federaalka waxaana magaalada shalay gaaray wafdi ka socda wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Qadar iyo saraakiil ciidan oo Ajaanib ah.

Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sanaddii 2012 sidaan oo kale qarax uga fulisay magaalada Dhuusamareeb waxaana qaraxaas ku dhintay mas’uuliyiin uu kamid ahaa Xildhibaan Seeraar oo katirsanaa baarlamaanka dowladdii Shariif Sheekh Axmed gacan saarna lalahaa dowladda Itoobiya.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Banaadir, Shabeelada Hoose Iyo Jubbada Hoose.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo-11-11-1440 Hijri

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.