Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Askar Ka Tirsan Booliska Mareykanka Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Booliska Mareykanka Oo La Dilay.

calamada January 10, 2017 1 min read
82

Colarado MareykankaWararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah dalkaasi lagu kala dilay askar ka tirsan booliska dowlada Nasaarada Mareykanka.

Magaalada Orolando ee gobolka Florida ayaa ah halka lagu dilay ciidamadan katirsan Booliiska, iyagoo raadinayay qof gacan ku dhiigle ah oo dilay gabar Ameerikaan ah, kaas oo lagu magacaabo Luwid.

Askariyad ka tirsan Booliiska oo isku dayday iney qabato Luwid ayaa ku guul dareystay qabashada,waxaana Luwid oo rasaas madaxa kaga furay haweeneyda Askariyada ahayd taas oo keentay in durba halkaas ay ku quur baxdo.

Askariga kale ee la dilay ayaa isaguna waxaa la sheegay inuu ku dhintay degmo hoostaga magaalada Oralando, isagoo kaxeyay mootoo dheereysa, waxaana war kasoo baxay Booliiska lagu sheegay in Askarigaas uu ku dhintay shil gaari islamarkaana uu kamid ahaa ciidamada baadi goobayay gacan ku dhiigle Luwid.

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa boqolaal katirsan ciidamada Booliiska Maraykanka waxaa lasoo dhoobay magaalada Oralando, waxaana welia y baadigoobayaan Luwid, iyadoona loo ballan qaaday cidii soo gudbisa macluumaad ku aadan halka uu joogo Luwid lasiiin doono 60 kun oo doolarka Maraykanka ah.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xoolo Nool Oo Laga Qeybiyay Gobalka Mudug.
Next: Weerar Qarax Ah Oo Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Lala Beegsaday.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.