Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Gobalka Baay Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Gobalka Baay Lagu Dilay.

calamada January 3, 2017 1 min read
64

maleeshiyaatka Ridada8748Wararka ka imaanaya gobalka Baay ee dhanka Konfur galbeed ee dalka Somali waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah gobalkaasi lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar dhabba gal ah u dhigay maleeshiyaat ka tirsan dowlada federaalka oo ka baxay deegaanka Goof-gaduud Buurey kuna sii jeeday dhanka degmada Bardaale ee gobalka Baay.

Kamiinka waxa uu sigaar ah kaga dhacay duleedka degmada Bardaale’waxaa kamiinkaasi lagu dilay labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa qaniimeystay labadii qori ee ay wateen labadaasi askari waxeyna sidoo kale dab qabad siiyeen moota ay la socdeen labadaasi askari.

Qeybo ka mid ah gobalka Baay waxaa ku sugan ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka dowlada federaalka kuwaasi oo la kulmay weeraro joogta ah oo kaga yimaada dhanka Shabaabul Mujaahidiin’weeraradaasi oo isugu jira dagaala toos ah’qaraxyo’dilal qorsheysan iyo weeraro dhabba gal ah.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Maxkamada WI Sh/hoose Oo Xad Gacan Goyn Ah Fulisay.
Next: Meydad Dad Cadaan Ah Oo Laga Helay Xeebta Magaalada Marka.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.