Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaano Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaano Muhiim Ah.

calamada February 3, 2019 1 min read
52

Wararka ka imaanaya Wilaayada Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta  Al Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanno istiraatiiji ah oo dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamo huwan ah oo isugu jira Saliibiyiinta Kenyaati,American iyo kuwa Murtad Axmed Madoobe ayaa isaga baxay deegaannada Janaay Cabdalle iyo Beerxaani oo dhammaantood hoos yimaad magaalada Kismaayo.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa halkaas dib uqabsaday iyadoona ciidamadii huwanta ahaa ay dib ugu kala laabteen garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo deegaanka Cabdalla Biroole.

Duqeyn habeen hore ay diyaarado Drone ah dad shacab ah ugu geysteen deegaanka Janaay Cabdalle ayaa sababay khasaara dhaawacyo ubadan sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Ciidamada huwanta ah oo isbuucii lasoo dhaafay dhaq dhaqaaqyo ka sameeyay deegaannada dhanka galbeed Kismaayo uga beegan ayaa weeraro isdaba joog ah kala kulmayay xoogaga Shabaabul Mujaahidiin.

Difaacyo ay ciidamada Americanka ah maleeshiyaadka Axmed Madoobe uga qodeen tuulada Janaay Cabdalle ayaa dab la qabadsiiyay.

 659 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Tirada Ciidamada American-ka Ee Naftooda Dilaya Oo Sii Kordhay!.
Next: Iska Hor’imaad Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Degmada Balcad.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.