Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Yahuuda Oo Xoog Ku Galay Masjidka Barakeysan Ee Al-aqsaa.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Yahuuda Oo Xoog Ku Galay Masjidka Barakeysan Ee Al-aqsaa.

calamada June 28, 2016 1 min read
132

Masjidul AqsaaCiidamada Gumeysiga ee Sahyuuniyadda ayaa maalintii seddaxaad waxay sii wadaan xoog ku galidda Masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa, iyagoona saakay aroortii xiray qeybo ka mid ah Masjidka, islamarkaana is hortaag ku sameeyay qaar ka tirsan dadweynihii doonayay inay Masjidka gudaha u galaan.

Boqollaal ruux oo Muslimiin ah oo tan iyo markii ay billaabatay bishan barakeysan ee Ramadaan ku dhex ictikaafayay gudaha Masjidka ayaa iska hor imaad gacmaha la isula tagay la galay Ciidamada Yahuudda ee soo galay qeybo ka tirsan Masjidka, iyadoona Muuqaallo lasoo qaaday laga dhex arkayay Booliiska Yahuudda oo Budad la dhacaya dadkii ku sugnaa gudaha Masjidka.

Tobnaan ruux oo Filastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyadaasi, waxaana la arkayay qaar ka tirsan dadka dhaawacyada ah oo madaxooda iyo wejigoodu uu dhiig qariyay, kuwaas oo waxyeello ay kasoo gaartay Budadkii iyo ulihii ay la dhaceen Ciidamada Sahyuniyadda.

Weriye ka tirsan Telefeshinka Al-Jazeera oo ku suga magaalada Al-Qudus ayaa sheegay inuu arkay Boqollaal ruux oo Filastiiniyiin ah oo ku sugan gudaha Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa, kuwaas oo sita dhagaxaan, islamarkaana u diyaarsan inay mar walba ka hortagaan Kooxaha Yahuudda ee doonaya inay soo iqtixmaan Masjidkaasi.

Tan iyo intii billaabatay bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa soo noq noqanayay isku dhacyada dadweynaha Filastiiniyiinta iyo Ciidamada Yahuudda ku dhex marayay Masjidka Al-Aqsa, iyadoona isku dhacyadaasi ay ku dhaawacmeen tobanaan ruux oo Filastiiniyiin ah.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Diyaarad Nooca Basaaska Ah Oo Kusoo Dhacday Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 23-09-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.