Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada Federaalka Oo Ku Dagaalamay Hiiraan Iyo Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada Federaalka Oo Ku Dagaalamay Hiiraan Iyo Sh/dhexe.

calamada January 9, 2017 1 min read
83

maleeshiyaatka Ridada 8457Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Somali ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay labo askari oo ka wada tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ku wada dagaalameen gudaha degmada Beledweyne xarunta gobalkaasi.

Askari ayaa askari kale ku dilay gudaha degmada kadib markii askariga la dilay labo doolar oo dheeraad ah uu ku darsaday lacago baad ah oo ay wada qeybsanayeen maleeshiyaatka dowlada federaalka taasi oo kasoo xarootay isbaara dowlada federaalka u taala magaaladaasi.

Dhanka kale Lix Askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ayaa dhintay inka badan Shan askari weey dhaawacmeen kadib iska hor’imaad maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada federaalka ku dhexmaray gudaha degmada Warsheekh ee gobalka Shabeelada dhexe.

Maleeshiyaatkan ayaa sidoo kale ku murmay qeybsiga lacago baad ah oo kaga soo xarootay isbaara u taala gudaha degmada Warsheekh murankaasi oo ugu dambeyntii sababay iney dhexdooda dagaalamaan.

Dhanka kale labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka oo daroogeysan ayaa isku rasaaseeyay gudaha degmada Cadalle ee isla gobalka Shabeelada dhexe rasaastaasi oo sababtay in hal askari isla goobta uu ku geeriyooda midka kalane dhaawac culus uu soo gaara.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xukuumada Xabashida Itoobiya Oo Shaacisay In Xiriir Dhan Walba Ah La Yeelanayso Maamulka Yahuudda.
Next: Dhageyso Wilaayada Jubbooyinka Oo War Kasoo Saartay Ka Ganacsiga Iyo Ugaarsiga Duur Joogta.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.