Waxaan idiin soo gudbineynaa qeybtii Labaad Sawiro laga soo qaaday magaalada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud taasi oo afar maalin ka hor ay isaga carareen ciidamadii Xabashida Itoobiya ee duulaanka ku joogay.
Qeybtan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro laga soo qaaday difaacyadii ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen degmada Ceelbuur mudadii saddex-da sano aheed ee duulaanka ay ku joogeen degmadaasi.
Askarta Xabashida Itoobiya ayaa inta badan burburiyay difaacyadooda inta aysan ka bixin magaalada Istiraatiijiga ah ee Ceelbuur oo ka tirsan gobalka Galgaduud.
Gudaha difaacyada Xabashida waxaa loogu tagay oo qeybta hoos ee Sawirada idiin kaga muuqanayo Raashiin ay keentay dowlada Turkiga kuwaasi oo Juwaanada korkooda lagu soo qoray iney tahay deeq ka timid dadka Turkiga oo loogu tala galay dadka Soomaaliyeed balse waxaa raashiinkaasi si toos ah ula wareegay oo isticmaaliyay ciidamadii Xabashida Itoobiya ee ku sugnaay degmada Ceelbur.
Halkan Ka Daawo Sawirada Difaacyadii Xabashida Itoobiya Ee Magaalada Ceelbuur.   Â
Wataa mucaawinadu nataray aata toor kiiye
Jawaanada tikree ciid djufsys taamula usiiyey
Waa taa tub tay noo wadaan toos u arG taane
Taariikh mugdiya waxan ahayn turki miyuu keenay
Tabco iyo lhayaano iyo waxan ahayn turki miyuu kee nay
Tahluukiyo jalaag waxan ahayn turki moyiuu keenay
Tuhmo maahanee shay dhabaan idin tusaalayne
Turufiyo khiyaa nay wadaan tiimka shaydaane
Tawaa waca waxaa iigu wacan taafih nimadiine
Tukastoy wadaan gaalo waa tiim inoo colahe
Tareesada hadaan lagu gubin oon toori madax xaabin
Tunkana laga biray noo kufriga toos an loo laynin
Tacab kood khasaar baan nihiyo talaf an fiic nayne
Ilaahay tahluu kee amxaar toos haloo laayo
Yey naan u kala tahine toos haloo laayo
Allaukbar