Daawo Heshiiskii Beesha Sade – Qeybta 2aad.

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa Heshiiska Beesha Sade qeybtiisa 2-aad oo xiiso gaar ah xambaarsan.

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa (Gacmo isdhaafaa galladi ka dhalataa) sidaa darteed wax yaabaha lagu daawan karayo waxaa kamid ah Nikaax ama Guur wadareed munaasabadda ka dhacay, haddaladda mas’uuliyiinta Al-Shabaab iyo marti shalaf ka kala timid gobolada wadanka intooda badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Qeybta Labaad.

Leave A Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.