Daawo Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Filim Cajiib Ah Soo Saartay.

Mu’assasada Al-imaarah oo ka mid ah garabyada warbaahineed ee Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa soo saartay filim cusub oo xiiso gaar ah xambaarsan.

Filimkan oo la daawan karo muddo ku dhaw Labaatan Daqiiqo ah waxey Mu’assasada kusoo bandhigtay Dufcad cusub oo ka qalin jabisay Mucaskar-ka Abuu Bakar Assadiiq Allaah haka raali noqda.

Mujaahidiinta ka soo qalin jabisay Mucaskarkan ayaa soo bandhigay Dhoola tusyo ciidan oo kala duwan kuwaasi oo xiiso leh.

Halkan Ka Dawo Filimka Al-imaarah.

Halkan Ka Degso Filimka Al-emaarah.

Halkan Kala Bax Filimka Al-imaarah Oo HD-ah.

Halkan Ka Booqo Pag-ka Calamada Ee Telegram-ka.

Calamada.com

 

Comments are closed.