Allposts Sawirro Warar Daawo Sawirada Iyo Sida Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur. calamada June 4, 2019 1 min read 209 Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxay kamid tahay meelaha sida heerka sare ah maanta looga ciiday, fagaaraha weyn ee magaalada waxaa isugusoo baxay boqolaal qof oo halkaas ku tukaday salaadda ciidda. Carruur iyo Ciroole ayaa la arkayay iyagoo ku damaashaadaya magaalada Ceelbuur, mas’uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa fagaarayaal kala hadlay shacabka muslimiinta. calamada See author's posts Continue Reading Previous: Daawo Sawirrada Ciidda Magaalada Jilib oo Si Heer Sare Ah Looga CiidayNext: Daawo Sawirro: Magaalada Saakoow oo Si Heer Sare looga ciiday.