Maahmaahda Faanoole Fari kama qodna oo ah maahmaah inta badan Soomaalidu taqaano ayaa hadana in badan oo ka mid ahi ma yaqaanaan maahmaadu waxa ay salka ku hayso iyo dhulkii laga waday mashruucaasi.
Mashruuca Faanoole wuxuu ahaa mashruuc ballaaran oo dowaladii Shuuciga ahayd ee Maxamed Siyaad Barre ay ka waday deegaan u dhow magaalada Jilib, waxaanu isugu jiray mashruuc koronto baaxad wayn iyo mashruuc beero aad u badan biyo lagu siinayay.
Hadaba wilaayada Jubbooyinka ee hoostagta Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa nasiib u yeeshay inay mashruucaasi dib u bilaabaan, waxana ka socota howlo aad u culus oo lagu furayo kannaaladii waawaynaa ee Faannoole, iyadoo haddii kannaaladaasi ay hirgalaan beero aad u badan ay ka faa’idaysan doonaan, wax soo saarka dalkuna uu aad kor ugu kici doono Insha’Allah.
Halkan Ka Daawo Sawirada Mashruuca Faanoole.