Daawo Sawirada: Sida Looga Ciiday Kuunya-Barrow.

Deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal kamid ah dadka deegaanka ay isugu soo baxeen fagaare ku yaala magaalada.

Maamulka islaamiga ayaa horay u iclaamiyay halka lagu tukanayo, waxaana barxadda lagu tukaday ka muuqday diyaar garow iyo waqti la geliyay.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Kuunya-barrow.















Comments are closed.